Skip to product information
GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991): (Somali Edition) - Paperback
$27.00
Sale price
$27.00
Regular price
by Xasan Cabdi Madar (Author)
Buuggan "Galalaati" waxa uu si qumman u lafagurayaa dawladnimadii Jamhuuriyaddii soomaalida ee curatay 1960, burburtayna 1991, goortii ay burburtay, sidii ay u burburtay iyo wixii burburiyey. Waxa uu isweydiinayaa soddonka sano marka saddex tobnaad loo qaybiyo, tobanka si gaar ah loogu tiriyo burburka: Ma tobankii hore, ma tobankii dhexe mise tobankii u dambeeyey? Waxa kale oo uu innagu baraarujinayaa saddex xilli oo dawladnimada soomaalidu burburtay balse aan dhug loo yeelan, ayse tahay in dib loo milicsado oo looga tusaale qaato hagaajinta timaaddada.
Number of Pages: 408
Dimensions: 0.91 x 9.02 x 5.98 IN
Publication Date: June 03, 2020